Madaxweyne Xasan Sheekh oo Maalmo kaddib oo banaanka uga baxay Madaxtooyada Puntland

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maalintii afaraad ku sugan magaalada Garawe ee caasimadda maamulka Puntland , ayaa bilaabay dhaqdhaqaayo ka baxsan xarunta Madaxtooyada uu ku sugnaa maalmahan. Xasan Sheekh Maxamuud oo kulamo aan loo kala kicin la lahaa maalmihii lasoo dhaafay madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta banaanka uga baxay xarunta madaxtooyada uu … Continue reading Madaxweyne Xasan Sheekh oo Maalmo kaddib oo banaanka uga baxay Madaxtooyada Puntland